Hooyooyin  culays lagu saaray in ay dilaan carruurtooda naafada ah !!

Hooyooyin u dhashay dalka Kenya oo heesta caruur aan lixaadkoodu dhameyn ayaa cadaadis xoogan lagu saaraa in ay nolosha dhaafiyaan caruurtooda naafada ah. Daraasad ay sameysay hay’adda Disability Rights International ayaa lagu ogaaday in kala bar haweenka heesta caruurta naafada ah in lagu cadaadiyo in ay is dhaafiyaan caruurtaasi. Waxaa lagu ogaaday daraasadan in dumarka carruurta … Continue reading Hooyooyin  culays lagu saaray in ay dilaan carruurtooda naafada ah !!